SHAACIYE 13-12

Isu soo baxii magaalada London ee loogu baroordiiqayay Ardaydii iyo aqoonyandii ku naf waayay qaraxii Hotel shamoow

 

Boqolaal soomaali ah oo ka tiiraanyeysan dhacdadii naxdinta laheyd ee ay naftooda ku waayeen dad isugu jira Arday,Aqoonyahano, Macalimiin, Dhaqaatiir, wariyayaal iyo Waalidiin, ayaa isugu soo baxay bartahamaha magaalada si ay u muujiyaan dareenkooda ku aadan falkii foosha xumaa ee lagu baabi'iyay mustaqbalka Somaaliya. Dadka ka soo qeybgalay isu soo baxaan oo isugu jiray Dhalinyaro, Arday, Aqoonyahano, Culimaa'udiin iyo Haween ayaa waxa ay si weyn uga soo horjeedeen falalka arxan darrada ah ee had iyo jeeraale ku dhaca bulshada rayidka ah iyo shacabka maatada ah een waxba galabsan iyagoo isla markaasina ku hadaaqayay erayo ay ka mid yihiin "U dulqaadanmeyno xasuuqa shacabka,ma ilaabi doono ardadii ku dhimatay xasuuqaas" iyo kuwo la mid ah.

Dadka ka soo qeybgalay isu soo baxaan ayaa u badnaa dhalinyaro ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeybgalay Naadiga dhalinyarada soomaaliyeed ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan SYC iyo ururka Ardayda jaamacadaha Somaliyeed ee UK ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan UKSSA. waxaa sidoo kale kasoo qeybgalay ururka Kacdoonka Haweenka Soomaaliyeed oo iyagu sheegay in ay tahay wax aan marnaba loo dulqaadan doonin falalka nuucaan oo kale ah.


 
Gabagabadii isu soo baxaan oo ahaa mid xamaasadiisu aad u sareeysay ayaa waxa uu kasoo gabagaboobay baaq ay si wada jir ah usoo jeediyeen Naadiga dhalinyarada Soomaaliyeed (SYC), kan ardayda soomaaliyeed ee UK (UKSSA) iyo kan Kacdoonka Haweenka soomaliyeed. baaqaas oo ku wajahan dhamaan bulshada Soomaaliyeed kuna boorinaya in qof kasta oo soomali ah uu waajib ka saaranyahay wadankiisa ayaa waxa uu sidoo kale ugu baaqayay dadka ay gacanta ugu jirta talada dalka iyo kuwa isku haya gacan ku heyntiisaba iney ay isu tanaasulaan si loo badbaadiyo shacabka sida xaq darrada ah loo dilayo. waxay sidoo kale ugu baaqeen bahda wax baraneysa ama barayaba iyo cid kasta oo howl u heysa bulshada sida Ardayda macalimiinta dhaqaatiirta iyo wariyaasha in aanay ka niyad jabin howsha ay bulshada u hayaan.

 
 
Yusuf Farabadan
farabadan@hotmail.co.uk

 

 

Kala Xiriir Xafiiska Shaaciye ee  Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com,    ama shaaciyenews@gmail.com

tApple iPhone 3G 8 GB Black
iPhones unike egenskaper sammen med best mobildekning, gir deg maksimalt med surfeglede og mange nye mobilopplevelser!

Apple iPhone 32 GB Black 3
Nyhet! iPhone 3GS, tidenes raskeste og kraftigste iPhone kombinert med best mobildekning, gir deg maksimal surfeglede og mange nye mobilopplevelser. Pga stor etterspørsel kan det ta noe tid før du får din iPhone levert dersom vare ikkeet på lager. Forventransetid er i de tilfeller to til fire uker fra bestillingsdato. Please provide two to three detailed paragraphs below, explaining why your nominee should appear in Muslim Girl Magazine. Highlights should include background, interests, hobbies and accomplishments PLUS why your nominee stands out and how she is making a contribution.

 

Have you and your spouse grown apart? Have your marriage vows gone stale? How can you be sure he or she’s the right one for you?

The stresses and strains life puts on a marriage can test even the most loving relationship. Yet it is possible to put a marriage back together again, even when it appears to have passed the point of no return. And where a marriage may have just lost some of its luster, using the information and methods here you can restore the love with which it began.

These are tools to begin or transform your marriage into a truly lasting union that fulfills the hopes and dreams you cherished when you first pledged to build your lives together.