
SHAACIYE 10-12
Kulan aad u balaaran baroordiiqah oo loo sameynayay dhibaatadii Shamo Hotel ayaa ka dhacay magaalada Oslo ee dalka Norway.
Kulankan oo ay kasoo qeyb galay dadweyne aad u fara badan oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulsho weyta Soomaaliyeed ee ku haqan dalka Norway, kuwaas oo isugu jiray Waxgarad, Dhalinyaro, Culimo, Haween, dad ay eheladoodu wax ku noqdeen Musiibadii Muqisho iyo weliba dad mas'uuliyiin ah oo ku nool dalka Norway gaar ahaan caasimadiisa Oslo.
Muhiimadda Kulanka baroordiiqeed oo ahaa sidii loogu tacsiyeyn lahaa looguna xasuusan lahaa, halyeeyadii ku nafwaayay ama ku dhaawacmay Musiibadii Shamo Hotel todobaadkii lasoo dhaafay oo ku beegneyd Khamiis 03.12.09. Waxaa qudbado shacuuri ku jirto halkaas kasoo jeediyay mas'uuliyiintii halkaas isugu yimid oo aad wajiyadooda ka dheean kareysay sida ay uga xuihiin dhacdadaas. Waxa ayna dhamaantood isku raaceen in falkaasi ahaa mid aan meelna kasoo galeyn diinteena islaamka, mas'uuliyadeedana ay garabka saaran doonaan ciddii geysatay iyo kuwii soo abaabulay intaba.
Hadii alle inoo saamaxo waxaan idiin soo gudbin
doonaa warbixino ka hadlaya xaalka gabahaas walaasheen ah iyo gabhaha kale ee
wax lasoo bartay qaar kamid ah ardeydii ku waxyeelowday Muqdisho.
M,deeq
Oslo, Norway.
Kala Xiriir Xafiiska Shaaciye ee Xuseen Madoobe shaaciyenews@hotmail.com, ama shaaciyenews@gmail.com
tApple iPhone 3G 8 GB Black
iPhones unike egenskaper sammen med best mobildekning, gir deg maksimalt med surfeglede og mange nye mobilopplevelser!
Apple iPhone 32 GB Black 3
Nyhet! iPhone 3GS, tidenes raskeste og kraftigste iPhone
kombinert med best mobildekning, gir deg maksimal surfeglede og mange nye
mobilopplevelser. Pga stor etterspørsel kan det
ta noe tid før du får din iPhone levert dersom vare ikkeet på lager.
Forventransetid er i de tilfeller to til fire uker fra bestillingsdato.
Please provide two to three detailed paragraphs below, explaining why your
nominee should appear in Muslim Girl Magazine. Highlights should include
background, interests, hobbies and accomplishments PLUS why your nominee stands
out and how she is making a contribution.
Have you and your spouse grown apart? Have your marriage vows gone stale? How can you be sure he or she’s the right one for you?
The stresses and strains life puts on a marriage can test even the most loving relationship. Yet it is possible to put a marriage back together again, even when it appears to have passed the point of no return. And where a marriage may have just lost some of its luster, using the information and methods here you can restore the love with which it began.
These are tools to begin or transform your marriage into a truly lasting union that fulfills the hopes and dreams you cherished when you first pledged to build your lives together.
